الجبوية بعيون صوماليه 1 Gabooye Laguna Eegayo Fiiro Soomaaliyeed..

حقوق الانسان
خيارات

Ururka Dhalinyarada Gabooye wuxuu gacmo furun kusoo dhaweeynayaa dhalinyarada soomaaliyeed oo qaar kamidi ay ogalaadeen in ay ka qayb qaataan suaalo iyo jawaabo la isku way daarsandoono bageka Adnan Ismail Hirse,

hadafka laga leeyahey suaalahan iyo jawaabahoodu waxey tahey sidii WAXlooga ogaan lahaa arimaha Gabooye gaar ahaan dhalinyarada soomaaliyeed iyo fikirka ay ka aamisan yihiin qabiilada Gabooyaha ah. Waxaan si gaara ugu mahad celineynaa Mustafe Cabdirisaaq Axmed oo kajawaabayaa suaalaha ay waydiindoonaan Ururka Dhalinyarada Gabooye waad mahadsantihiin dhamaan.

بإسم رابطة شباب الجبوية نستقبل الشباب الصومالي المتعلم الواعي في صفحتنا ونرحب بهم بقلوب حارة تتشوق الي الاستمتاع معهم بلقائنا الاسبوعي علي حسابنا الزعيم الاسطورة ونشكر كل من قبل دعوتنا ويريد ان يتعاون معنا وسيكون الحوار سؤال من رابطة شباب الجبوية التي يمثلها عدنان حرسي وشباب المتعلم الصومالي الذي كل أسبوع سنحاور وينتظر منه الجواب والقضيه معروف قدم الازل وهي شعب الجبوية اللغز الذي حير مجتمعنا وحتي هذا الوقت لم يجد الاجيال الصادقه ولكن بالجيل الجديد سنحاول مافشل به قبلنا لتصحيح المسار
كبدايه نشكر عضو اليوم لقبوله دعواتنا
ناشط حقوقي
Magaca : Mustaf Cabdirisaaq Axmed

Xilliga Dhalashada : 1987

Ku Dhashay : Gaalkacyo

Iskoolka : H/Dh / Sare Kuqaatay Gaalkacyo

Jaamacad : Jaamacada Africa Ee Suudaan

Kuliyadda : Artiska / Qeybta Saxaafada Iyo Xariirka Guud

Mastatka : Xariirka Caalamiga Iyo Arimaha Diblomaasiyadda
الاسم مصطفي عبدالرزاق احمد
تاريخ الميلاد 1987
مكان الميلاد جالكعيو -مدغ
الابتدائية والاعدادية والثانوية في جالكعيو
التحقت جامعة افريقيا سنة 2006
كلية الاداب تخصص علوم الاتصال
وبدأت دراسة الماجستير عام 2013
تخصص العلاقات الدولية والدراسات الدبلوماسية

السؤال سيكون من رابطة شباب الجبوية والجواب سيكون من ضيف البرنامج

السؤال الاول من رابطة شباب الجبوية
ماذا تعرف عن الجبوية وماهي المعلومات العامه التي تعرفها عنا

1) Suaal: Fikir noocee ah ayaad ka aaminsan tahey qabiilada Gabooyaha ah?

الجواب من ناشط حقوقي

جبوية كما أعتقد هو إسم جامع لمجموعة من القبائل منها مطبان و تمال و يبر و موسي و هولي..

وهم قبائل منتشرة في جميع انحاء الصومال ..

يزعم البعض أنهم أقلية بل هم من أكثر القبائل في الصومال و يكفيك دليلا بوجودهم في جميع الاقاليم ..

جبوية شعب حقوقه مهضومة
ويلقب بمسميات لا أعرف من أين جاءت و متي و كيف بدأت بالضبط ..

عموما
في طل الحكومات السابقة والحالية لم يوجد من يقف جنبهم و يحمي حقوقهم من ناحية
ومن ناحية ثانية لم يوجد حملة منطمة يقودها مثقفوا جبوية لاستئصال هذه المشكلة ورفع مستوي التعليمي لجبوية ..

Gabooye Sidaan Aaminsanahay Waa Magac Guud Oo Kulmiya Qabiilo Sida Madhibaan , Tumaal , Yibir , Muuse Iyo Hawle ..

Waana Qabiil Ku Faafsan Dalka Oo Dhan..

Waxay Dadka Qaarkood Dhahaan Waa Dadyar Balse Waa Qabiil Badan Waxaadna Ka Fahmaysaa Siday Gobolkasta U Joogaan..

Gabooye Waa Dad Xuquuqdooda Lagu Tuntay Waxaana Loo Bixiyey Magacyo Kala Duwan Mana Aqaan Meel Laga Keenay Iyo Xilliga Iyo Qaabka Ay U Bilaabatay..

Dowladihii Nasoo Maray Iyo Kuwa Jooga Hadeer
Lagama Helin Cid Garab Istaagta Xaqqoodana Ilaaliya
Halka Dhankoodana Laga Waayey Olole Ay Hogaaminayaan Aqoonyahanadooda Si Loosoo Afjaro Dhibtaan Iyo In Kor Loo Qaado Aqoonta Gabooye ..

السؤال الثاني من رابطة شباب الجبوية

ماراي المجتمع التي انت منه بالقضيه هل يعتقدون ان العله من الجبوية ام من المجتمع الصومالي

Su’aal
Waa Maxay Fikirka Ay Ka Aaminsanyihiin Dadka Aad Kamidtahay Dhibta Ma Dhanka Gabooyaa Mise Waa Dhanka Bulshada Soomaalida ?

جواب من ناشط حقوقي

السلام عليكم
طبيعة قبائل الرعوية او البدائية كانت متصفة بالإستعلاء و الفخر
وهدا المرض كان متفشيا مند زمن بعيد
و لم تسلم قبائل الصومال داك المرض فانتشر ووصل الي مستوي عال لم يصدقه أحد .
الجبوية في محافطتي لم يسلم من التمييز العنصري و التهميش والاضطهاد المباشر
وهم جزء من القبائل المضطهدة والمسلوبة حقوقهم
والعلة من نفسهم و من المجمتع معا
لان مثقفوا جبوية لم يقوموا دورهم تجاه رفع وعي شعب جبوية و مستوي تعليمهم
و من الطرف الثاني هو المجتمع لان الأسطورات الكادبة التي يرويها البعض ساهمت الي ترسيخ المشكلة في أدهان الاجيال المتلاحقة

Dabeecadda Qabiilada Baadiyaha Waxay Ahayd Mid Isla Weyni Iyo Faan Ku Caan Baxday
Xanuunkaas Waxa Uu Ahaa Mid Faafsan Waqti Fog
Qabiilada Soomaaliyeed Dhibta Xanuunkaas Kama Nabadgalin Waa Faafay Waxana Uu Gaaray Meel Fog
Gabooyha Gobolkayga Jooga Kama Nabadgalin Midabtakoorka Iyo Caburinta
Gabooyana Waa Qabiil Kamid Ah Qabiilada Xuquuqdooda La Duudsiiyey ..
Dhibta Gabooyaha Iyo Bulshada Soomaalida Xagooda Ayey Ka JIrtaa
Aqoonyahanada Gabooye Uma Istaagin Inay Kor U Qaadaan Wacyigalinta Shacbiga Gabooye Iyo Kor U Qaadida Aqoontooda..
Dhanka Bulshada Waxay Soo Wariyaan Sheekooyin Been Ah Oo Ka Qaybqaatay In Dhibtaan Ay Ahaato Mid La Isdhaxalsiiyo…..

سؤال من رابطة شباب الجبوية

لسؤال الثالث
هل لديك أصدقاء من الجبوية
Su’aasha Sadexaad

Saaxiibo Gabooye Ah Ma Leedahay ?

جواب من ناشط حقوقي

نعم
لدي أصدقاء كثر منهم انت يا زعيم و وزملاء درست معهم بالجامعة واصدقاء ترعرعت معهم في الصغر و لعبنا الكورة مع البعض و الي الان هم اصدقائي ولن انساهم ابدا ..

Waxaan Ku Leeyahay Asxaab Waxaana Kamid Ah Adiga Iyo Saaxiibo Aan Jaamacada La Dhigtay Iyo Kuwo Aan Isla Soo Kornay Yaraantii Kubada Wada Ciyaari Jirnay
Ilaa Hadeerna Waa Saaxiibaday Mana Ilaawayo..

سؤال من رابطة شباب الجبوية

السؤال الرابع عندما كنتم صغارا أكيد كان أطفال من الجبوية يعيشون بالمنطقه التي تسكنها بالصومال هل كنت تحس ان في فرق بالمعامله او انهم يطظهدون وهم صغار ولو كان هناك موقف حصل هل يمكن ان تقص لنا قصه من ذكرياتك ان وجدت حصلت معك ايام الطفوله موقف حتي ولو بسيط تعتقد انه يؤثر علي نفسيه الاطفال ويزرع فيهم الحقد علي المجتمع

Su’aasha Afraad
Xiligaad Yareydeen Waxaa Jiray Caruur Gabooye Ah Oo Goobta Kugula Noolaa
Miyaad Dareemi Jirtay In La Faquuqo Ama La Caburiyo Iyagoo Yar
Mase Jirtaa Sheeko Ama Qiso Kusoo Martay Oo Aad Nooga Sheekayn Kartid Saamayna Ku Yeelan Karta Niyada Caruurta Xumaana Ku Beeri Karta.

جواب ناشط حقوقي

لم احس الفرق بالمعاملة يوما ..
لكن كنت اسمع الاسطورات الكاذبة بعضا من اصدقائي و اصبحت رواية الاسطورات عادة في مجتمعنا الرعوي …
ولم يحصل لي موقف او قصة تؤثر نفسية اصدقائي الدين كانوا يلعبونني ..
لكن سماعهم لهذه الاشاعات تزرع فيهم الحقد..

Ma Dareemin WAX Kala Saar Ah Dhanka
Hab-dhaqanka
Laakiin Waxaan Saaxiibaday Ka Maqli Jiray Sheeko Beenaadka Lasoo Wariyey Waxayna Noqdeen Dhaqan Bulshadeena ..

Iguma Dhicin Imana Soo Marin Dhacdo Saameyn Leh Dhibta Ku Reebi Karta Qof Saaxiibadayda Kamid Ah Aan Wada Ciyaari Jirnay..

Laakiin Sheekada Ay Maqlayaan Saameyn Way Ku Yeelan….

سؤال من رابطة شباب الجبوية

السؤال الخامس ماهي بنظرك الاسباب التي تجعل الجبوية شعب منعزل ويشعرهم انهم غير مرغوب بهم بوجهه نظرك هل تري فرق بين شاب الجبوية في طفولته وبينما يكون شابا هل تتغير شخصيه

Waa Maxay Sababta Gobooyaha Ka Dhigtay Kuwo Dadka Go’doon Uga Jira Iyagana Dareensiisay Inay Yihiin Dad Laga Kaaftoomay
Ma WAX Farqiya Ayaa Yaraantiisa Iyo Dhalinyaranimadiisa U Dhexeeya Hadaad U Fiirsatay ..

جواب من ناشط حقوقي

بنطري الاسباب التي تجعل جبوية شعب منعزل ما هي الا اعتقادهم و ضعف تعليمهم مثلا في طفولتهم يدهبون المدارس ولما يكبروا يخلوا التعليم و يمارسوا المهنية اليدوية

Waxaan Filayaa In Goonida Ay Dareemayaan Tahay Mid Iyaga Niyadooda Ku Jirta Iyo Liidasahda Waxbarasho , Waxaad Arkaysaa Inay Yaraanta Iskoolada Aadayaan Markay Soo Waynaadaan Ayey Iska Daynayaan Kadibna Shaqo Gacmeed Galayaan Waa Intaas Ayaan Filayaa

سؤال من رابطة شباب الجبوية

السؤال السادس هو لمايتركون بنظرك التعليم هل السبب هو المجتمع أم من الظروف الماديه بأختصار من تحمل المسؤوليه Maxay Uga Tagaan Waxbarashada Ma Bulshada Awgeedbaa MIse Waa Arin Dhaqaale Oo Iyaga Ku Xiran Yaa Leh Masuuliyadaas Ka Tagitaanka ?

جواب من ناشط حقوقي

ليس هناك من لايحب التعليم او ان يطور نفسه ولكن عندما يضهدك المعلم ويضهدك اقرانك من الطلاب واداره المدرسه لا تنصفك ويتم اقصائك من المنح لانك فقط مدقان فمع الوقت ستكره الدراسه وهذا جعل الكثير يختصر الطريق ويتوجهه للشغل الحر ..
فالدولة الصوماليه لا تهتم الا بالاقوي ودليل ذلك المنح التي تعطي للطلبه الجامعيين مثلا في تركيا لم يمنح اي طالب جبوية من المنح فهل من المعقول ان لايوجد في الصومال ولو طالب ..
الحقيقه ان الدول الصوماليه تهتم فقط بقبيلتها التي تمثله لذلك يهضم حق الجبوية و الأقليات من التعليم وهم يشعرون بذلك لذلك انا لا احمل الغلظ للمجتمع ولكن احمل الخطاء للدولة الصوماليه والحكومات المحلية المبنيه علي نظام قبلي بحت وتعمل بقانون التفاضل بين ابناء الشعب الواحد ..

Ma Jiro Qof Aan Waxbarasho Jeclayn Ama Aan Naftiisa Hormarinaynin Lakiin Markii Uu Ku Caburiyo Qofkii Dad Kuugu Dhawaa , Ardadii Iyo Maamulkii Iskoolkana Aysan Cadaalad Falin Laguna Duudsiiyo Deeqaha Waxbarasho Iyadoo Sabab Lagaaga Dhigayo Inaad Gabooye Tahay Waqti Kadib Waxaad Nacaysaa Waxbarashada Kuwo Badan Ayaa Sidaas Awgeed Waxbarashadii Joojiyey Oo Shaqo Gacmeed Galay …

Dowladda Somaliya Iyo Maamulada Jira Ma Daneeyaan Waxaan Qabiilada Awooda Leh Ahayn , Waxaana Tusaale Kuugu Filan Fursadaha Waxabrasho Ee Jaamacada Ee Turkiya Siiasay Soomaaliya Hal Qof Laguma Darin Oo Gabooye Ah
Suuragal Miyaa In Hal Qof Laga Waayey Oo Gabooye Ah Ardada Soomaaliyeed
Xaqiiqdii Dowladda Soomaaliya Waxay Danaysaa Qabiilada Waa Weyn Sidaas Awgeed Waxay Ku Tumatay Xuquuqda Gabooye Iyo Dadka Kale Ee Laga Badanyahay
Sidaasna Waa Dareensanyihiin Gabooye Iyo Dadka Arimaha Bulshada Ka Shaqeeya
Sidaas Awgeed Eeda Saari Maayo Bulshada Laakiin Dowladda Iyo Maamulada Ayaan Eedda Saarayaa
Waxayna Ku Dhaqmaan Qaanuun Kala Sareysiinaya Shacabka Soomaaliyeed Ee Walaalaha Ah

Mahadsanid

سؤال من رابطة شباب الجبوية

السؤال السابع ماهو العلاج بنظرك لقضيه الجبوية أفكارك وطرق العلاج وبماذا تنصح الجبوية خاصه ماهي نصيحتك للمجتمع الصومالي…

Waa Maxay Xalka Iyo Fikrada Lagu Xalin Karo Dhibta Gabooye
Maxaase Kula Talin Shacabka Soomaaliyeed Guud Ahaan..?

جواب ناشط حقوقي

خلاصتي لعلاج المشلكة كالاتي 1- مواصلة الكفاح الاعلامي 2- رفع الوعي الثقافي لجبوية 3-انشاء مراكر علمية لمكافحة العنصرية 4-الدهاب او العودة للمدارس و المعاهدوالصبر علي الضيق 5-و اخيرا العودة الي الكتاب والسنة والتعاليم الانسانية

Waxaan Kusoo Koobayaa Dhibtta Xalkeeda 1- In Lawado Kacanka Warbaahineed 2- In kor loo qaado wacyigalinta iyo dhaqanka gabooye 3- in xarumo cilmibaaris la sameeyo oo la dagaalama midabtakoorka 4-iskoolada iyo macaahidda in dib loogu laabto loona samro dhibta 5- in kitaabka ilaah iyo sunada rasuulka scw iyo bani aadanimada dib loogu laabto .. mahadsanid .

………………………………………………..

رابطة شباب الجبوية

نشكرك اخي العزيز علي مشاركك لنا ونشكر لتعاونك معنا لي انجاح اول حلقه من برنامجنا التوعوي الجبوية بعيون صوماليه

Waxaan Kaaga Mahadcelin Inaad Nagala Qaybqasho Waana Kaaga Mahadcelin Inaad Nagu Gacansiisay Guuleysiga Xalqadii Ugu Horeysay Ee Barnaamijkaan Dhiiragalinta Wacayigalineed Ee Gabooye Laguna Eegayo Fiiro Soomaaliyeed..

عدنان حرسي

تعليقات (0)

لا توجد تعليقات

اترك تعليقك

علق كزائر سجل حساب جديد أو سجل دخولك لتكتب تعليق
ملحقات (0 / 3)
Share Your Location
اشترك فى خدمة بريدنا اليومى حتى تصلك اشعارات بكل ما هو جديد
الأكثر قراءة